Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.3 Mb)

Yaa ku kaadin kara waddooyinka Nairobi?

25 Luulyo 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:22 SGA 05:22 GMT

Mas'uuliyiinta dalka Kenya ayaa ciidan gaar ah u saaray wax ka qabshada dadka ku kaadiya waddooyinka iyo derbiyada.

Qofkii lagu arkaa isaga oo ku kaadinaya waddada dhexdeeda amaba derbiyada waxa uu halis u galayaa in la xiro muddo lix bilood ah.

Cabdullahi Sheekh Cabdirisaaq ayaa warbintani nooga diyaariyay.