Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ra'iisul

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Shirdoon Saacid, iyo wafdi uu horkacayo ayaa ku sugan dalka Turkiga, iyagoo sidoo kalena ka qaybgalay shir ku saabsanaa xuquuqda aadanaha oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Ra'iisul wasaaraha Saacid wuxuu sidoo kale ka waramay sida dowladdu uga jawaabtay weerarka Westgate Mall ee magaalada Nairobi.

Cabdiraxmaan Koronto, ayaa Ra'iisul Wasaaraha marka hore waydiiyay waxa ay dowladda federaalka Soomaaliya la tagtay shirka xuquuqda aadaha ee Geneva.