Aroos la weerarary Nigeria

Niman hubaysan ayaa soo weeraray waqooyiga Nigeria baabuur aroos siday waxayna dileen un kabadan soddon qof oo uu ku jiri ninkii arooska ahaa.

Baabuurta ayaa maraysay jid qatar ah oo u dhaxeeya Bama iyo Banki gobolka Borno, oo lagu yaqaano weerarka islaamiyiinta.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay inay ku arkeen mayd jidka oo badankood la tooktay.