Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dabaaldega boliiska Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta ka hadlay qiimaha boliisku u leeyahay nabadgelyada bulshada munaasabad lagu xusaayay sanad guurada 20-aad ee aasaaskii ciidanka boliiska somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa wuxuu kaloo ku eegayaa taariikhda guutadii ugu horreysay ee boliiska Somaliland oo labaatan sano ka hor maanta oo kale la aasaasay iyo tirada danbiyada sanadkan ay qabteen boliiska.