Diyaarad ku dhacday Ruushka

Masuuliyiinta Ruushka ayaa sheegaya, in konton qof ay ku dhinteen markii diyaarad rakaab ay ku dhacday garoonka diyaarada ee magaalada Kazan.

Diyaarada ayaa ka duushay Moscow. Wararka ayaa sheegaya inaan shilka qofna ka badbaadin.