Dagaal ka dhacay Taleex

Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waxaa maalmahan colaadi ka taagneyd deegaanka Taleex, halkaas oo la sheegay in ugu yaraan siddeed qof ay ku dhimatay dagaal dhexmaray dhinacyo lagu tilmaamay maleeshooyin kala taageersan Khaatumo iyo Puntland.

Haddaba waxaan la xiriirnay dhinacyada colaaddan ku lugta leh.

Dhinaca Khaatumo waxaan la hadlay Maxamed Maxamuud Gaaxnuug, oo jooga meel ka baxsan magaalada Taleex. Waxaana aan weydiiyay dhibaatada halkaas ka dhcday.

Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhinaca kale waxaan la hadalnay madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire oo jooga magaalada Taleex, oo ka waramay xaalada.