Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cudurka Aidska iyo Garisa

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caafimaadka ee WHO, ayaa waxa ay sheegtay in sanadkan ay diiradda saari doonto sidii loo taageeri lahaa bukaanada qabo cudurka AIDS-ka, oo inta badan lagu sameeyo faquuq ama takoor.

Meelaha Cudurkan uu ku badanyahay waxaa ka mid ah Kenya. Wariyaha BBC-da bashkas Jugsoo Dhacay, ayaa warbixintan waxa uu ku eegayaa heerka faquuqida bukaanada qaba cudurka AIDs-ka ee magaalada Garissa.