Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jibriil: Ciyaanyahankii ugu fiicnaa

Image caption Jibriil Xasan Fariid wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu fiicnaa kooxda Soomaalida.

Ciyaartii maanta dhexmartay Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Soomaaliya iyo Tanzania ee Soomaaliya looga adkaaday 1-0, ayaa waxaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa ciyaarta loo doortay ciyaaryahanka khadka dhexe iyo weerarka kaga ciyaara Xulka Soomaaliya ee Jibriil Xasan Fariid.

Image caption Taageerayaasha kooxda Soomaalida.

Waxaa la gudoonsiiyay abaalmarin markii ay dhamaatay ciyaarta kaddib, waxaana uu u warramay weriyaha BBC Abdifitah Ibrahim Cagayare.