Mowjadaha gaagaaban ee cusub ee aad naga heli kartaan

Laga billaabo maalinta Isniinta ee 16-ka bisha Disembar ee 2013-ka, dhageyste waxaa kuu suurtagali doonto inaad Barnaamijyada laanta afka Soomaaliga ee BBC aad ka dhagaysatid laba mowjadood oo cusub.

Labada mowjadood oo ah kuwa gaagaaban ayaa kala ah 5935 kHz iyo 5.935 Mhz.

Mowjadahan cusub ayaa waxaad ku maqli doontaan cod tayo leh, oo nadiif ah oo aan la soo dhexgaleyn.

Labada mowjadoodba waxaad ka heli kartaa 49 mitir baan.

Mahadsanidiin.