Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soddon iyo lix ku dhaawacantay Nairobi

Booliska Kenya ayaa sheegay in ay baaritaan ku samaynayaan qaraxii xalay lala beegsaday gaari bas ah oo marayay xaafada Pangani ee caasimada Nairobi.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay 4 qof, waxaana ku dhaawacmay 36 kale.

Weriyaha BBC-da Raage Xasan, ayaa tegay goobta uu qaraxa ka dhacay, warbixintan ayuuna inooga diyaariyay.