Liiska golaha wasiirrada Soomaaliya

Halkan ka akhriso liiska wasiirrada oo ay ku jiraan wejiyo cusub iyo dad horey u soo qabtay xilal kala duwan.

Kuxigeenka Ra’iisalwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Xirsi Maxamed

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdullaahi Goodax Bare.

Wasiirka Maalliyadda Xuseen Cabdi Xalane

Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdiraxmaan Ducaale Beyle

Wasiirka Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed

Wasiirka Waxbarashada Axmed Maxamed Guraase

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Yuusuf Macalin Amiin

Wasiirka Qorsheynta Saciid Cabdullaahi Maxamed

Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Faarax Sheekh Cbadiqaadir Maxamed

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed (Oday)

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Luqmaan Sheekh Ismaaciil

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan

Wasiirka Beeraha Cabdi Axmed Baafe

Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Khaalid Cumar Cali

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Ducaale Aadan Maxamed

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Aadan Maxamed Nuur

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Nadiifo Maxamed Cusmaan

Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamed Colow Baroow

Wasiirka Macdanta Daa’uud Maxamed Cumar

Wasiirka Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Saalim Caliyoow Ibroow

Wasiirka Caafimaadka General Axmed Maxamed Maxamuud