Yemen: Wadahadalka isbadalka siyaasada

Yemen ayaa wadahadalo qaran oo loogu talagalay in dib loogu dhiso degenaanshaha waddanka kadib dhibaatooyin siyaasadeed oo ka dhashay kacdoonkii carabta.

Wadahadalka ayaa socday bilo ka badan waqtigii loogu talagalay. Muhiimada ugu wayn waxay ahayd in loo sameeyo hab lagu helo dastuur cusub iyo dowlad federaal ah.

Wadahadalka ayaa ka mid ah heshiis isbadal siyaasadeed, oo la gaaray markii uu xukunka ka degay Cali Cabdallah Saalax markuu xukunka ka degay 2012 -kii mudaaharaadyo kadib.