Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin ka badbaaday weerarka Madaxtooyada

Maxamed Suldaan Deeqow ayaa wuxuu ka mid yahay dadkii ka badbaaday weerarkii Alshabaab ay ku qaaday madaxtooyada Jimcihii. Waxaa ku dhintay ilaa laba iyo toban qof oo ay ku jiraan saraakiil iyo ciidamo dowladda ka tirsan.