Siciid Ducaale
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaalida Cardiff

BBC World Service waxay martigalisay dood ka dhacday gobolka Wales oo ku saabsan socdaalka UK.

In ka badan boqol sano, bulsho Soomaaliya ka soo jeedda ayaa ku nool Cardiff.

In ka badan afar jiil oo iyaga ka mid ah ayay Cardiff hooy u ahayd. Balse, kadib qarni ay halkaas ku noolaayeen sidey u dhexgaleen bulshada ay u yimaadeen.

BBC ayaa tagtay Cardiff si ay u soo ogaato.