Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Suxufiyiin lagu qaabilay Talyaaniga

Suxufiyii Soomaaliyeed, ayaa ka qaybgalay shir ka dhacay dalka Talyaaniga oo looga hadlayay tacadiyada ku dhaca suxufiyiinta adduunka.

Weriyayaasha Soomaalida matalayay ayaa kala ah Agaasimaha Idaacadda Shabeelle Cabdi Maxamed Ismaaciil iyo Faadumo oo ahayd gabar sheegtay in lagu kufsaday magaalada Muqdisho balse markii dambe iyada iyo weriyihii waraysiga ka qaadayba la xiray.

Weriyayaasha ayaa Cabdiraxmaan Koronto uu la xiriiray, wuxuuna ka waraysta ka qaybgalkooda shirkan.

Agaasimaha Shabeelle Cabdi Maxamed Ismaaciil, ayuu marka hore waydiiyay in uu ka waramo imaanshahooda magaalada Rome ee dalka Talyaaniga: