Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Professor Ioan Lewis oo geeryooday

Lahaanshaha sawirka
Image caption Khariiradda Soomaaliya

Prof Ioan Lewis oo ahaa khabiir ku xeel dheer taariikhda Soomaalida, kana qoray buugaag dunida caan ka noqday, sida mid la yiraa 'Modern history of Somalia' ayaa ku geeriyooday London. Waxaa uu ahaa aqoonyahan Ingiriis ah.

Maxamed Cadde oo soo baaray waxyaabaha lagu xasuusan karo Prof Lewis ayaa uga warramay Raage Xassan.