Abuukar Cawaale
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda Khaat-ka dalka UK

Dowladda Britain ayaa warbixin ka soo saartay go'aankeeda la xiriira Khaadka lagu isticmaalo dalkan Britain.

Ka dib markii wadatashi la sameeyay, gudiga uu lee yahay barlaamkuna warbixin oo soo saaray la darsay, ayaa xoghaya arrimaha Gudaha ee dalka Britian, Theresa May waxay sheegtay in go'aankeedi looga joojinayay khaadka dalka Britain uu yahay mid aan laga noqoneyn.

Hadda Abukar Cawaale oo muddo dheer waday olole lagu boorinayo dowladda Britain in ay ku joojiso Qaadka kadib markii waxyeelo badan ay ka tirsadeen qaar ka mid ah bulshada Somaalida ee dalkan Britian.

Mohamed Cadde ayaa Abukar weydiiyay sida uu u arko go'aanka dowladda Britain ee lagu joojinayo qaadka?