Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Xornimo

Waa barnaamij BBC toos uga baxay oo ka hadlayay xornimada. Waxaa ka qaybgalaya qaybo kala duwan oo bulshada ah oo ku kala sugnaa London, US, Nairobi, Muqdisho iyo Hargeisa.