Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xabsi Burcad badeed laga furay Puntland

Madaxweynaha Puntland Dr Abdiwali M Cali Gaas ayaa maanta ka furay Garowe jeel cusub oo loogu tala galay maxaabiista burcad badeeda iyo dadka lagu helo dambiyada argagaxisada.

Dhismaha mashruuca xabsigan waxa uu socday hal sano iyo bar. Waxaan arrimhaasi ka wareysanay agaasimaha Heyadda La-dagaalanka Burcad badeeda ee Puntland, Abdirasaaq Ducaysane.

Waxa uu u waramay Axmed Cabdinuur.