Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Weerarka Baarlamaanka Soomaaliya

Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku dhintay in ka badan soddon kalana waa ay ku dhaawacantay, weerar ay Al shabaab ay ku qaaday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.

Wararkii ugu danbeeyay iyo sida ay wax u dhaceen waxaa inoo soo diray wariyaha BBC ee Muqdisho Maxamed Ibraahim Macalimmo.