Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysiga Edna Adan

Edna Aadan Ismaaciil oo ah Agaasimaha Isbitaalka iyo Jaamacadda Edna ee magaalada Hargeisa, ayaa ka waramaysa dhibaatooyinka dumarka sida kufsiga iyo gudniinta fircooniga ah.