Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Fly Olympic oo u duulaysa Soomaaliya

Lahaanshaha sawirka
Image caption Garoonka Adan Cadde ee Muqdisho

Waxaa garoonka Adan Cadde ka degtay maanta diyaarada Fly Olympic, oo si toos ah uga soo duushay Yurub ilaa caasimadda Soomaliya.

Diyaarada ayaa ka soo duuli doonta London iyo Stockolm oo tagi doonta Muqdisho bishii laba jeer.

Turkish airline ayaa u duusha Soomaaliya toddobaadkii afar jeer.

Turkiga ayaa dayactir ku sameeyay garoonka Muqdisho oo aan la dayactirin mudo dheer.

Faahfaahinta warkaas waxaa inoo soo diray Maxamed Ibraahin macallimo.