Qarax ka dhacay Masar

Lahaanshaha sawirka AP
Image caption Qaraxyo ayaa ka dhaca Masar tan iyo intii xukunka laga qaaday Maxamed Morsi.

Qarax ayaa ka dhacay magaalo madaxda Masar ee Qaahira, meel u dhow guriga madaxweynaha. Wararka ayaa sheegaya in boliis lagu dilay saddex kalena ay dhaawacmeen.

Qaraxa ayaa dhacay maalmo kadib markay mintidiin ay ku hanjabeen inay weeraro ku qaadayaan goobta.

Weerarka ayaa ku soo aaday sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay banaanbixii June, ee lagu riday madaxweynihii hore ee Masar ee Maxamed Morsi.

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan