Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya: Raashinka oo qaali noqday

Suuqyada magaalada Muqdisho waxaa qiimo koror uu ku yimid khudradda, miraha iyo dalagyada raashinka ee dalka ka soo go'a.

Ramadaanka ayaa waxaa badan dalabyada dadka ee khudrada iyo miraha dalka ka soo go'a taasoo sii kordhisay sicirka, waxaana suuqyada ka jira saxmad aad u badan.

Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aaden, oo booqday qaar kamid ah suuqyada magaalada ayaa warbixintan Muqdisho ka soo direy.