Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Suuq ku yaalla Muqdisho oo gubtay

Suuqa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa ka kacay dab geystay qasaare dhaqaale.

Dabka ayaa la sheegayaa inuu ka bilowday xarumo dhar lagu iibiyo kadibna uu u gudbay dhismayaal ay saliid ku keyd saneyd.

Deminta dabka waxaa ka qeyb galay dab-demisyo. Amniga ayaana aad loo adkeeyay. Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Cadulle Afrax ayaa asigoo ku sugnaa suuqa gubtay waxa uu u warramay Axmed Xaji Xassan