Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Banaanbax looga soo horjeedo Alshabaab

Dibadbax Muqdisho lagu qabtay maanta ayaa looga soo horjeeday Alshabbab.

Waxaa banaanbaxa waxaa soo qaban qaabiyay hayadda CCD. Dad u badan haween ayaa isugu yimid degmada Heliwaa ee xarunta maamulka gobolka Banaadir.