Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (1.9 Mb)

Muqdisho: Shirkadaha telefoonada oo isla hadlaya

21 Luulyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 20:59 SGA 17:59 GMT

Shirkadaha telefoonada ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta go'aan ku gaaray in ay macaamiishooda u suuragliyaan inay isla hadli karaan dadka haysta telefoiono shirkado kala duwan.

Wariyaha BBC Maxamed I Moallimu ayaa faahfaahinta iyo faa'iidada wuxuu uga waramay Abdinur Maxamed.