Ciida oo loo diyaar garoobayo

  • 28 Luulyo 2014
Image caption Sawir hore oo muujinaya salaada Ciida Magaalada Muqdisho.

Meelo badan oo dunida muslimka ka mid ah ayaa laga arkay bisha soon fur.

Soomaaliya waxaa laga arkay meelo ay ka mid yihiin Hiiraan, galgaduud, iyo mudug iyo degmooyin ka tirsan Somaliland.

Beri oo Isniin ah ayaa la filayaa in muslimiinta ay u dareeraan salaada ciida. Ciid wanaagsan dhamaantiin.