Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Diyaar garowga Ciida

Iyadoo loo diyaar garoobayo ciidda soonfur ayaa suuqayada magaalada Hargeysa waxaa buux-dhaafiyay dadweyne qoysas u badan oo dharka ciida u iibinaya caruurta, kana adeeganaya qaybaha suuqa weyn ee ku yaala bartamaha magaaladaasi.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa tegay suuqaasi oo la hadlay dadka iyo ganacsatada qaarkood oo warbixintan ka soo diray.