Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.2 Mb)

Sida looga ciiday Hargaysa

28 Luulyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 15:24 SGA 12:24 GMT

Magaaladda Hargeysa ayaa si weyn maanta looga ciiday. Wariyaha BBC Ahmed Saciid Cigeh ayaa ka waramaya.