Suuqa Sarifka lacagaha Soomalia
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sharciga lacagaha sharci darrada ah

Maamulka Soomaliland ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay sharci loo gudbin doono baarllamaanka oo ku saabsan la dagaallanka lacagaha sida sharci darrada ah la isugu gudbiyo.

Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta somaliland Dr, Sacad Cali Shire ayaa sharcigaasi ku soo bandhigay shir ay u qabteen sharikadaha xawaaladaha , hay'adaha caalamiga ah qaarkood iyo ganacsato.

Halkan ka dhagayso waraysiga wasiiirka.