UN oo ku baaqday in xabada la jooojiyo

  • 21 Agoosto 2014
Image caption haweenay ooyaysa oo Qaza joogta

Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Falastiin iyo Israa'iil ugu baaqay in ay si dhakhso ah ugu heshiyaan xabad joojin banii'aadminimo oo Qaza ka dhaqan gasha.

Mar sii horaysay Rai'sal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, ayaa sheegayin hawl gala Millitarigu ay sii socon doonaan tan iyo inta laga sugayo amaanka Israa'iil.