Sarkaal Xamaas oo la dilay

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Weerarka Israel ee Qaza ayaa dib u bilaabmay markii lagu heshiin waayay xabad joojin.

Israel ayaa sheegtay in sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan lagu dilay weerarka cirka ee Qaza. Waxay sheegtay Maxamed al Ghul inuu masuul ka ahaa inuu u diro mishaarka shaqaalaha Xamaas. Wuxuu ka mid yahay tobanaan qof oo maanta ku dhintay weerarka Israel ee Qaza.

Israel ayaa sheegtay in in kabadan toddobaatan sawaariiq laga soo riday Qaza.

Dhinaca Israel saddex qof ayaa ku dhaawacmay marinka Erez kadib markii lagu soo riday hoobiyayaal.