Ra'yiga dadweynaha ee qalalaasaha Mandera

Magaceega Waa Sahal Gunners Oo Jooga Xagar Dheer dagaal beleed wa tii somalibadan ey kule'atay arka waxaan dhihi lahaa walaalaha reer mandheera iskugu imaada miiska

Hanad Abdi Hanad abdi Jooga new guinea kolay waxan u arkaa in isu tanasul la sameeyo dhinacyada is hayana la eego khilaafkooda waxa u salka ku hayo kolay cid uunba cadalad daro tirsanaysa

Wariye Siciid Amoore Asc Bahda BBC-da magacaygu waa maxamed Mahad sicid maxamed ilka case oo jooga Magaalada Bosaso dagaladan qotada dheer ee dhex aloosan Dadkaad degaanka ah waxaa lagu joojin karaa in wadahada iyo gogol loo fariistoo loona sheego in labada belood ay yihiin laba walal ahtaansa waxay sahlaysaa in dagaalkas u joogsado mahadsanidiin Bahda BBC-da

Waa Axmed Cabdi Xaashi oo jooga Seattle Washington, waxaa lagu afjari iyadoo siyaasiyada laga saaro oo shacabku wada hadlaan; xalliyaana dhibka dhex yaala iyadoon siyaasad ku jirin.

Nurfodey Cali Yenoor Fodey labada belood waxa isku dirayo waa madaxdooda

Abdirsack Warsame joga bosaso umada somalidu way kasoo daashay amni darro iyo qalalaase qabiil salka kuhaya, reer mandheera waxaa cashir ugu filan Soomaaliya

Abdulkadir M Yusuf oo jooga Punt land Waa arin layaab leh meel walba oo Soomaali joogto uu ka socdo dagaal beeleed waxaana waxaas oo dhan sii huriya dad siyaasiyiin sheegto oo ka macaasha dhibaata shacabka.