Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixinta HRW ee kufsiga Soomaaliya

Ciidamada nabad-ilaalinta ee AU ee somalia jooga ayaa beeniyey eedihii kufsiga ee ku qornaa warbixin uu soo saaray ururka HRW oo ku saleysan markhaatiyo ay bixiyeen 21 haween iyo gabdho isugu jira oo ku nool muqdisho sheegay in askarta Burundi iyo Uganda ee ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta AU ay kufsadeen markii ay biyo iyo daryeel caafimaad u soo doontay xarumaha ciidanka AMISOM.