Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barre Hiiraale oo eedeeyay Igad

Magaalada Muqdisho waxaa maanta shir jaraa'id ku qabtay xubno uu hogaaminayay Barre Aden Shire Hiiraale. Waxa ay sheegeen inay ka soo horjeedaan shir 16-ka bishan qabanqaabadiisa ay wadaan maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo iyo urur - goboleedka Igad.

Barre Hiiraale oo BBCdu ay wareystay ayaa sheegay, in wasiiro ka tirsan dowladdu ay ku wargaliyeen in shirka dib u hishiinta Kismaayo dib loo dhigay ayna ka aqbaleen kuna waafaqeen xukuumadda. Laakiin

Shirka jaraa'id kadib ayaa wariyaha BBC ee Muqdisho waxaa uu wareystay Barre Hiiraale oo uu weydiiyay ujeedada shir saxaafadeedka.