Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dalalka carabta oo la dagaalaya Daacish

Xoghayaha arrimaha dibadda ee maraykanka John Kerry, ayaa sheegay in dhowr dal oo carab ah ay ogolaadeen inay ka qayb qaataan weerar cirka oo lagu qaadayo Daacish.

Wuxuuu sheegay in sidoo kale ay ogolaadeen in lagu tababaro mucaaradka Suuriya dalalkooda sida Sacuudi Carabiya.