Dowladda federaalka iyo Puntland oo heshiiyay

Ra'iisalwasaare Abdiweli
Image caption Ra'iisalwasaare Cabweli ayaa booqasho ku tegay Puntland

Magaalada Garowe waxaa maanta heshiis ku kala saxiixday dowlada federaalka Soomaliya iyo mammul goboleedka Puntland,

Qodobbada heshiiska waxaa ka mdi ah in guddi loo saaro cabashada Puntland ee qaar ka mid ah qodobbada dastuurka.

Waxaa kale oo lagu heshiiyay in mamaul u samaynta gobollada dhexe lagu koobo koonfurta Mudug iyo Galgaduud.

Arimahan waxaa BBC-da u xaqiijiyay wasiirka warfaafinta ee maamulka Puntland, Cabdiweli Xirsi Cabdille Indhaguran.