Shiinaha iyo Ruushka oo saxiixay heshiis

Lahaanshaha sawirka AP
Image caption Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping

Ruushka iyo Shiinaha ayaa xoojiyay xiriirkooda iyadoo madaxweyne Xi Jinping uu isku diyaarinayo shirka hogaamiyaasha Asia-Pacific ay ku yeelanayaan Beijing.

Shiinaha iyo Ruushka waxay saxiixeen heshiis Ruushka uu gaas uga iibinayo Shiinaha oo soo maraysa dhuun cusub oo ka imaanaysa galbeedka Siberia.

Madaxweyne Obama ayaa ka qaybgalaya shirka isagoo wadahadal la yeelan doono madaxweyne Xi Jinping.