Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Go'aan ay soo saartay guurtida Somaliland

Fadhi ay ka soo qayb galeen xildhibaanada labada aqal ee guurtida iyo wakiilada, ayaa lagaga dhawaaqay go'aamada guurtida ee khilaafka golaha wakiilada . Wariyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa joogay munaasabadaasi oo warbixintan nooga soo diray.