Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi xildhibaan taageera Ra'iisalwasaaraha

Kulankii baarlamaanka maanta kadib, ayaa xildhibaanada iska soo horjeeda ay qabaan fikrado kala duwan wixii maanta ka dhacay baarlamaanka.

Xildhibaan Cabdi Axmed ayaa ka mid ah xildhibaanada taageeraya Ra'iisalwasaaha Soomaaliya, wuxuu sheegay inaan motion la qaybin oo ay hor istaageen.