Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya: Warbixin khilaafka dowladda

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya Abdiwali Sh Ahmed, ayaa caawa maqribkii saacadda Muqdisho wuxuu qabtay shir jaraa'id. Wuxuu kaga hadlay khilaafka isaga iyo madaxweynaha iyo motionka isaga ka dhanka ah oo uu ku tilmaamay mid sharci-darro ah. Wuxuu caqabad ku yahay geedi-socodka qorshaha Soomaalia ay hiigsanayso 2016.

Wariyaha BBC Ibrahim M Adan oo joogay shirka jaraa'id ee Ra'iisalwasaaraha Soomaalia ayaa ka waramaya.