Qaraxyo kadhacay wadanka Nigeria

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption qarax oo horay uga dhacay Nigeria

Labo qof ayaa isku qarxisay suuq mashquul badan oo kuyaala magaalada Maiduguri ee waqooyiga Nigeria. Waxaa la sheegay in labadaasi qofba ay dumar ahaayeen.

Macada inta qof ee ku dhimatay weerarkaasi.

Laakiin shaqaalaha caafimaadku waxa ay BBC-da u sheegeen in meesha maydka lagu kaydiyo la soo gaadhsiiyay in kabadan 30 mayd.

Ururka bookoo xaraam oo gacanta kuhaya magaalooyin iyo tuulooyin badan oo ku yaala waqooyiga ayaa loo malaynayaa in ay ka dambeeyaan weerarkaasi.