Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dahabshiil oo bangi ka furtay Hargaysa

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta magaalada Hargeysa uga furay rasmi ahaan bangiga Dahabshiil xaruntiisa Hargaysa.

Wariyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa warbixin ka soo diray.