Obama oo soo dhaweeyay go'aanka Sony

Madaxwaynaha dalka Maraykanka Brack Obama ayaa soo dhaweeyay go'aanka ay shaacisay shirkadda Sony pictures in ay kui sii daynayso filimkii majaajilada ahaa ee muranka dhaliyay ee The interview.

waxaa baahindoona maalinta Kirismaska ah tiro cayiman oo ka mid ah shaneemooyinka Maraykanka.

Obama ayaa markii hore shirkadda ku dhaliiyay in ay joojisay baahinta filimkaasi Kim Jong-un laga matalay, kaddib markii weerar xagga internetka ah lagu qaday.