Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Madaxweynaha Puntland

Magaalada Garowe waxaa labadii maalmood ee u danbeysay ka socday la xisaabtanka wasaaradaha iyo hey'adaha dowladda kaas oo maanta la soo gabgabeeyay.

Wariyaha BBC Maxamed Ibrahim Macalimuu, ayaa wareysi dheer oo uu ka qaaday madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas waxa uu ka wareystay arrimo kala duwan waxaase uu marka hore weydiiyay ujeedada la xisaabtanka dhamaadka sanadka.