Qarax ka dhacay Muqdisho

Image caption Alshabaab ayaa qaraxyo ka samaysa meelo badan waddanka.

Qaraxa ayaa ahaa mid aad u wayn oo cirka u diray qiiq wayn, iyadoo lala beegsaday gaari ciidanka gaarka ee Maraykanka uu tababaray . Dowladda ayaa sheegtay inay ku dhinteen ugu yaraan afar qof. Qaraxa ayaa yimid maalmo kadib markii Maraykanka uu diyaarad ku dilay madaxii sirdoonka ee Alshabaab Cabdishakur Tahliil

Qofna ma sheegan inay ka danbeeyeen qaraxa ilaa hadda.