Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xildhibaan Xaabsade oo geeriyooday

Xildhibaan Mohamed Ibraahim Xaabsade, ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta Soomaalida ayaa shalay ku geeriyooday Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq ayaa nooga waramay taariikh-nololeedkii marxuunka, wuxuu uga waramay Abdirahman Bidhaan.