Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaalada suuqa qaadka ee Muqdisho

Tan intii uu hakaday qaadkii ka imaanayay dalka Kenya, suuqyada qaadka ee magaalooyinka waawayn ee dalka ayuu saamayn ku yeeshay.

Saamaynta Muqdisho ayuu warbixintan ku eegayaa wariyaha BBC Moxamed Ibraahim Mocalimo.