Axmed Siciid Cige
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gegida dayuuradaha Cigaal oo la casriyeeyay

Axmed Siciid Cige

Gegida dayuuradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa waxaa dhawaan loo dhamaystiray qalab casri ah oo lagu sugo ammaanka dadka rakaabka ah, shandadahooda iyo gaadiidka soo gelaya xayndaabka cusub ee gegidaasi.